Eeda burburkii dawladii  somaliyeed oo meel loo helay 

35 sano kahor bishanoo kale ayuu madaxweyne mahamed siyad barre villa somalia kaga baxay kaare noociisu aha T55 oo ay sameyeen sovient union "SU" 

Xiligaa wixii ka danbeeyay wixii somaliya ka xumaaday waxa la weydiin qolyahan hoos  ku xusan :-

1.dhaq dhaqaaqa  so0maliyeed ee wadaniga aha  "SNM/ somali national movement "

2. jabhadii  badbaadada somaliyeed ee  dimuquradiga aheed  "SSDF/Somali salvation demogratic front "

3. Dhaqdhaqaaqii   somaliyeed ee wadaniga aha (SPM/ somali patriotic movement )

4. Kulanka midwga somaliyeed (USC /united somali congress




 

Waxyabaha la yaabka leh aya aha dhamantoot inay watteen  magacyo aad u wanaagsan marka gudaha loo galana ku sifoobaya  saynta faraska tasoo  dushana ka qurux  badan hoostana gafane iyo shilini miiran ah.

 

 

Wa halkuu gabyagii carbeedee la oran jiray ibnu camaar laha  mar ay isku qaban wayday  magacyada waweynaa  ee ay la baxeen madaxdii ondolos iyo tabar daradooda  ka muuqata xukunkooda, wuxuu yiri

 

مِمّا ينغّصُني في أَرضِ أَندَلُسٍ

سَماعُ مُعتَصِمٍ فيها وَمُعتَضِدِ

أَسماءُ مَملَكَةٍ في غَيرِ مَوضِعِها

كَالهِرِّ يَحكي اِنتِفاخاً صَولَةَ الأَسَدِ

 North East State of Somalia Inaugurated, Marking Major Step Toward National Unity

 By Ali Hassan Salih Mogadishu, Somalia – January 19, 2026

 

sanadkan dhamaaday 2025 baraha  aadka ii sameeyay.

Waxaa soo dhamaaday  rubucii kobaad ee qarnigan hada aynu ku jirno  ee "21 aad". Waxyanu galnay rubicii  labaad, Tasoo kadhigan qarnigan inaynu ka  qaadanay 25 sanoo kamid .

Wuxuu aha sanad ay baratamayeen dhacdooyinka  gudihisa alle weyne ku dhax qariyay iyo saacadaha uu ka koobnaa sanadka.

Abwaan Gaariye AUN   wa kii laha " Hadaan guga kuu kordhaa Gabowmooyee ku tarin Garaad iyo waayo arag Ilayn wax ma dhaantid geed" .

Sanadkan dhammaaday 2025, waxa jiray  channels iyo barnaamijyo aan u arkay inay wax uun iga badaleen ama ii kordhiyeen kuwasoo raad igu  yeeshay, waxaan so qaadan doona shanta kannaal ee oogu horaysa markaan  eego “youtube recap 2025”




1. Channelka uu leyahay Dr /sheikh raqib al sarajani    “professor of urology at cairo university .

Sidoo kale wa  "CEO" guud   barta oogu wayn ee tariikhda islamka lagu kaydiyo

 Wana shakhsiga oogu garan og , taariikhd  islamka casriga maanta la joogo " araktidayda"

Linkiga channelka https://www.youtube.com/@raghebelsergany

2.  proff.  Abdulahi alshayji , “professor of political science at kuwait university”   wa Doctor "Phd  holder" u dhashay dalka kuwait, wa shakhsi ku takhasusay  siyaasada, sanadkan barnaamijyadiii oogu caansanaa ee uu soo duubay waxa kamid ah ,barnaamij la yirahdo  استثنائية امريكا. Waxadna ka heli halkan https://www.shasha.com/?id=s322321778645912&seasonOrder=1&seasonId=269644179436919&title=%D8%A7%D8%B3%D8%AA%D8%AB%D9%86%D8%A7%D8%A6%D9%8A%D8%A9-%D8%A7%D9%85%D8%B1%D9%8A%D9%83%D8%A7

Linkiga youtubka proff Abdulahi Alshayji    https://www.youtube.com/@Docalshayji

 

 

3. Master english channel , wa channel lagu barto luuqada english ka , wuxuuna u ficanyahay ardayda u diyaar garobaysa  galida imtixaanada english ka ee  caalamiga ah  si IELTS , TOFEL....,  imtixaanadan  aya lagu xiraa ardayda doonaysa inay ka faaidaystaan deeqaha waxbarasho ee calamiga ah .

Linkiga https://www.youtube.com/@Mr.EnglishChannel

4. Ne3raf نعرف -  channelkan  aya waxa leh saxafi reer masar ah  “sayid jabiil” waana mid kamid ah saxafiyiinta oogu caansan ee carbeed marka la joogo saxafada   “investigative journalism”

wa channel lagu faaqido siyaasadaha caalamka markaa tagan,

Link" https://www.youtube.com/@Ne3rafChannel”

5. Aljazeera channel , wa channel caan ah qaybo badanna leh sida qaybta aflamta Documentirga ah, qaybta wararka , qaybta live ka , .....

Wa channle barnamijyo macquul gal ah soo bandhiga , wax badnna ka badali kara shakhsiyada qofka , wuxuu leyahay qaybo kala jaad ah sida qaybta wararka, qaybta documentry films, qaybta ciyaaraha, qaybta live ka iyo qaybo kale.

Hadaba, Akhriste  adna nala wadaag baaraha samaynta oogu wayn kugu yeeshay eed si toos ah oola socon jirtay sanadkii hada dhamaaday ee 2025.

Qoraa :-Abdisamad hasan kasin












Guusha mamdaani uu garay ayaa aheed  guul  taariikhii ah , wa markii kobaad magaalada new York duqa magaalada  uu ka naqdo shakhsi astamahan leh , wa siduu afkiisa ka shegay xiligii ololaha

1. Muslim

2. Soo galooti

3.shakhsi aaminsan hantiwadaag.


new York  aya meqaam sare ku leh dunida manta , waxaana kamid ah:-

1. Waxa ku yalla  xafiiska qaramada midoobay looga arimiyo " Headquarter of the united nations "

2.  Wa goob ganacsi , tusaale  GPD " Gross Domestic product " dhaqalaha  magaaladan soo saarto aya la shegaa inuu yahay mid ka badan dhaqaalaha wadan waynaha  ruushka oo dhan .

3.waxa la shegaa inay  maal qabeenada caalamka hoy iyo saldhig  u tahay ,

Mamadani wuu  gulaysta  asagoo kusoo baxay codad   ka badan 50%, , waxa jiray balanqaadyo badan oo uu qaaday xiligii olalihiisa .

 balanqaadyada waxa ka mid ahaa

1. Magaalada oo ah magaalo kirada aqaladu qaali yihiin , 4000-5000 Dollar /Single room, wuxu balan qaaday guryo dawladu leedahay inuu dhiso doono kuwaso lagu jabinayo kiradan qaaliga ah

2.inuu bilaash  ka dhigi doono gaadiidka dadweynaha  sida basaska , metro ga iyo wixi la mid ah

3.daryeel gooni ah inuu u sameen doono dhallaanka.

4. Inuu canshuurta kula xisaabtami doono jeeb weynta  barada ka dhiktay magalada newyork, taaso ah mid ka mid ah siyaasadaha hantiwadaaga

5. Inuu xabsiga uu taxabi doono netaniyahuu “Raisul wazaraha Yahuuda”  marka uu yimaado shirka qaramada middobee  sandlaha ah kaso ka dhaca new yourk,

Qodobka. Shanaad aya noqon doono arin xasaasi ah kasoo  hor yalla mamdani, waxaynu eegi doonaa kulanka 82 ee soo socda " 82 General assembly of UN" kaso dhici doona malinka talaadada  september  7, 2026.

Sawirkan aya ah  mid  mala awaal ah , waxana ku sameeyay “generated by Ai Google Gemini"


  








 

Tartanka dorashada madaxtinimo e maraykanka  (USA).

Yaa doorta madaxweynaha mareykanka?

Inteena badan aya haysta sawir ah in shacbka mareykanku   doortaan madaxweynaha wadankooda, lkn arinku sidaa u ka duwanyahay ,

Hadaba si aan u fahanno qaabka loo doorto madaxweynaha wadankaa wa inaan xog buuxda ka helnaa labada nooc ee maraykanka dhaxdiisa loo codeeyo, popular vote & Electoral College

Hadaynu ku bilowno Electoral College o ah nooca cod bixinta sidoo kalana jaan goysa madaxweynaha wadankaa .

maraykan aya ka kooban 50 ismamul hosaad/gobollo +ismaulka magala madaxda washinoton ,wadarta guudna noqonaysa 51 ismamul hosaad , hadaba , sidaa si lamid ah waxa jira laba aqal o uu ka koobanyahay barlamanka maraykanka(congrees of USA aqalka sare (senators) o wadartooda guud tahay 100 senator ,kuwasoo lixdii sanaba mar la doorto, waxana si isku mid ah loogu qaybiyay 50 ismaamul min laba senator.

aqalka hoose (House of representative ) wa aqalka labaad kana koban 435 xubnood , kuwaso labadii sanaba mar la doorto, wana wadanka kaliya ee aqalkooda  hoose labadi sanabo mar la doorto,waxana lagu jaan gooyay tirade dadka maraykanka ku nool,

hadaynu tusaale uso qaadano gobolka California o ah goboka oogu dadka badan maraykanka ,  wadarta guud e shacabka ku dhaqanna ay   gaaraysa illa 40 malyan waxay  nasiib ahan u heleen  52 xubnood, haaf malyan walboo dadka  mareykanaka ah waxa matala hal xiliban o aqalka hoose ah ,inta waxa dheer sadax  xubnood o ay ledahay magala madaxda washiton. Wadarta  guud e xilibanada aya noqnaysa 538 xiliban , wana xubnaha sida  tooska ahi madaxweynaha u dooorta, sidoo kalan jaan gooya qofka xilka madaxweynaha qabanaya.

Dhinaca kale,waxa jira cod bixin shacabku ay cod bixiyan (popular vote) malinka dorashada , ayago marka doorta murashaxa ay is leyihiin uu u  qalmaa xilkaa madaxweyne, xubnaha labada aqal ee barlamaka  iyo gudomiyayasha gobolada (Governors) ,ayado hal waraq lagu wada doorto, waraqda cod bixinta aya ill hal mitir cabir ahaan  dhan.

Arinka layabka leh aya ah,Tiro shan jeer ah inay  ka dhacday mareykana in musharax  madaxweyne  helay  tira cod shacab tiradasoo ka badan tirade u helay shakhsiga la tratamayey hasa ahatee unan ku gulaysanin xilka madaxweyne.

Sidee  ayey ku dhacday?

Sidaan  kor ku xusnay waxa jira mareykanka dhaxdisa laba nooc o cod bixin kuwaso kala ah electoral vote o ay codkooda dhiibtaan xilibaanada iyo popular vote o ay codkooda dhibtan shacabka mareykanka ku nool, sanadkan aya la shegayaa illa 240 malyan o shakhsi inay xaq u leyihiin inay codeyaan, hadaba 240 malyan 60 boqokiba haday  Kamala Harris hesho , trump na helo 40 boqokiba , lakin dhinaca electoral vote hadu helo  wax ka badan haaf  codadka xilibanada  269+1 , Kamala Harrisna hesho 268, waxa sidaa madaxweyne ku noqon Donald trump

Solyaalka mareykanka ee tartanka  doorasho madaxtinimo  , tiro shan jeer ayey dhacday  in musharax  u helay tiro cod shacab o ka badan inta dhigiisa la tartamayo u helay hasa ahatee looga guleystay dhinaca electoral vote saana ku wayey xilka madxweyne, tusaalaha ogu dhaw aya ah dorshadan hadda socota tii kahoraysay waa  Trump  iyo Hilary Clinton, Clinton aya ka sareysay codod sadax malyan garaya trump hasa ahatee maynan ku gulaysanin o waxa natijada jaan goyay qolyaha xilibanada (electoral vote ) halkasuna kaga sara maray trump Clinton.

Dhinaca gobolada dorashadu ka dhacayso (states) wa qayb muhimadeda leh marka la joogo haykalka dawladnimo e mareykanka, marka la tilmamayana waxa lagu shega inay yihiin dawlad  dalwad kale ku dhax nool (deep government /dawlah camiiqah )waxana  loo qaybiyaa illa sadax qaybood ,

1.gobolada  cas/marodiga :- wa gobolla ku caan baxay inay mar walba  codkooda siyan xisbiga Republican Party,

2.gobolada bluuga ah/ dameerka :- wa gobollo  inta badan xisbiga dimiquradiga u codeya,

3.waxa jira gobol loo yaqaanno gobolada kala rajaxa(swing states)  , wana gobollo tira 7 gobol ah , qolana laguma tiriyo, inta badanna wa melaha xooga ay saran musharaxinta wakhtiga ololaha  , marba dhinacay racaan aya gulaysata ,arinka kale e ka jira mareykan aya ah , musharaxa madaxweyne hadu gobol 49 boqolkiba ka helo codadka electoral vote/ , musharaxa  kalana u helo 51 boqokiba, qofka codka batay aya waxaba la iskugu tara, musharaxa codadka yarna zero aya lo qoraa .

Gabagabada hadaynu usoo dhadhacno, Codayntan markay dhamato waxa xigi dona in codadka la tiriyo, xilibanadii labada aqal e la dortayna ay ku kulam gobol walba cogress/ aqalka xilibanada u leyahay, inta waxa xiga in xilibanada o dhan ay wada yimadaan  aqalka congress ee magalo madaxda washiton ku yala, halkana ay ku doortaan madaxweynaha wadanka.

 mareykan aya ah wadanka kaliya ree galbeed kaso madaxweynaha qaab anan toos ahayn lo dorto ,

M

 Fallo.

Mar aan dawanayey ololaha  tartanka madaxtinimada maraykanka ,waxa iso martay sawirka shan madaxweyn hore kuwaso iskaga  danbeyay  jagada madaxweyne e wadanka maraykanka(Jimmy Carter, Bill Clinton, Barack Obama, George W. Bush and George H.W. Bush)



waana sawirka xaga sare  ka muqda , waxa laga yabaa sawirkan kulmiyey shanta madaxweyne inaynay sojidasho badan lahen marka maraykanka dhaxdisa la jogo ama dunida ree galbedka la jogo (USA+Eurobe+Canada+Australia ) wa inta la isku yirahdo reer galbeed, ta waxa la mid ah  ingiriska oo ad heleyso lix  raisulwazare o iskaga danbeyayey xafiska raisul wazarah dalkaa  , sidaa waxa lamid  ah France, Germany Belgium iyo wadama kaloo yurub ah ,lkn arink layabka leh aya ah markad jogto dunida carbeed ma  heleysit madaxweyne hore o carbeed kaso ku nool wadanku madaxweyne ka ahaan  asago ah madaxweyne hawl gab ah ama ka faristay siyasada illa ama wadanka aya laga eryaa ama  xabsiga aya la dhigaa ,wana  dictatorship nimo marag ma doonta ah.

W/Q:- Abdisemed Hasan Kasin