Eeda burburkii dawladii  somaliyeed oo meel loo helay 

35 sano kahor bishanoo kale ayuu madaxweyne mahamed siyad barre villa somalia kaga baxay kaare noociisu aha T55 oo ay sameyeen sovient union "SU" 

Xiligaa wixii ka danbeeyay wixii somaliya ka xumaaday waxa la weydiin qolyahan hoos  ku xusan :-

1.dhaq dhaqaaqa  so0maliyeed ee wadaniga aha  "SNM/ somali national movement "

2. jabhadii  badbaadada somaliyeed ee  dimuquradiga aheed  "SSDF/Somali salvation demogratic front "

3. Dhaqdhaqaaqii   somaliyeed ee wadaniga aha (SPM/ somali patriotic movement )

4. Kulanka midwga somaliyeed (USC /united somali congress




 

Waxyabaha la yaabka leh aya aha dhamantoot inay watteen  magacyo aad u wanaagsan marka gudaha loo galana ku sifoobaya  saynta faraska tasoo  dushana ka qurux  badan hoostana gafane iyo shilini miiran ah.

 

 

Wa halkuu gabyagii carbeedee la oran jiray ibnu camaar laha  mar ay isku qaban wayday  magacyada waweynaa  ee ay la baxeen madaxdii ondolos iyo tabar daradooda  ka muuqata xukunkooda, wuxuu yiri

 

مِمّا ينغّصُني في أَرضِ أَندَلُسٍ

سَماعُ مُعتَصِمٍ فيها وَمُعتَضِدِ

أَسماءُ مَملَكَةٍ في غَيرِ مَوضِعِها

كَالهِرِّ يَحكي اِنتِفاخاً صَولَةَ الأَسَدِ

 North East State of Somalia Inaugurated, Marking Major Step Toward National Unity

 By Ali Hassan Salih Mogadishu, Somalia – January 19, 2026

 

sanadkan dhamaaday 2025 baraha  aadka ii sameeyay.

Waxaa soo dhamaaday  rubucii kobaad ee qarnigan hada aynu ku jirno  ee "21 aad". Waxyanu galnay rubicii  labaad, Tasoo kadhigan qarnigan inaynu ka  qaadanay 25 sanoo kamid .

Wuxuu aha sanad ay baratamayeen dhacdooyinka  gudihisa alle weyne ku dhax qariyay iyo saacadaha uu ka koobnaa sanadka.

Abwaan Gaariye AUN   wa kii laha " Hadaan guga kuu kordhaa Gabowmooyee ku tarin Garaad iyo waayo arag Ilayn wax ma dhaantid geed" .

Sanadkan dhammaaday 2025, waxa jiray  channels iyo barnaamijyo aan u arkay inay wax uun iga badaleen ama ii kordhiyeen kuwasoo raad igu  yeeshay, waxaan so qaadan doona shanta kannaal ee oogu horaysa markaan  eego “youtube recap 2025”




1. Channelka uu leyahay Dr /sheikh raqib al sarajani    “professor of urology at cairo university .

Sidoo kale wa  "CEO" guud   barta oogu wayn ee tariikhda islamka lagu kaydiyo

 Wana shakhsiga oogu garan og , taariikhd  islamka casriga maanta la joogo " araktidayda"

Linkiga channelka https://www.youtube.com/@raghebelsergany

2.  proff.  Abdulahi alshayji , “professor of political science at kuwait university”   wa Doctor "Phd  holder" u dhashay dalka kuwait, wa shakhsi ku takhasusay  siyaasada, sanadkan barnaamijyadiii oogu caansanaa ee uu soo duubay waxa kamid ah ,barnaamij la yirahdo  استثنائية امريكا. Waxadna ka heli halkan https://www.shasha.com/?id=s322321778645912&seasonOrder=1&seasonId=269644179436919&title=%D8%A7%D8%B3%D8%AA%D8%AB%D9%86%D8%A7%D8%A6%D9%8A%D8%A9-%D8%A7%D9%85%D8%B1%D9%8A%D9%83%D8%A7

Linkiga youtubka proff Abdulahi Alshayji    https://www.youtube.com/@Docalshayji

 

 

3. Master english channel , wa channel lagu barto luuqada english ka , wuxuuna u ficanyahay ardayda u diyaar garobaysa  galida imtixaanada english ka ee  caalamiga ah  si IELTS , TOFEL....,  imtixaanadan  aya lagu xiraa ardayda doonaysa inay ka faaidaystaan deeqaha waxbarasho ee calamiga ah .

Linkiga https://www.youtube.com/@Mr.EnglishChannel

4. Ne3raf نعرف -  channelkan  aya waxa leh saxafi reer masar ah  “sayid jabiil” waana mid kamid ah saxafiyiinta oogu caansan ee carbeed marka la joogo saxafada   “investigative journalism”

wa channel lagu faaqido siyaasadaha caalamka markaa tagan,

Link" https://www.youtube.com/@Ne3rafChannel”

5. Aljazeera channel , wa channel caan ah qaybo badanna leh sida qaybta aflamta Documentirga ah, qaybta wararka , qaybta live ka , .....

Wa channle barnamijyo macquul gal ah soo bandhiga , wax badnna ka badali kara shakhsiyada qofka , wuxuu leyahay qaybo kala jaad ah sida qaybta wararka, qaybta documentry films, qaybta ciyaaraha, qaybta live ka iyo qaybo kale.

Hadaba, Akhriste  adna nala wadaag baaraha samaynta oogu wayn kugu yeeshay eed si toos ah oola socon jirtay sanadkii hada dhamaaday ee 2025.

Qoraa :-Abdisamad hasan kasin