Eeda burburkii dawladii  somaliyeed oo meel loo helay 

35 sano kahor bishanoo kale ayuu madaxweyne mahamed siyad barre villa somalia kaga baxay kaare noociisu aha T55 oo ay sameyeen sovient union "SU" 

Xiligaa wixii ka danbeeyay wixii somaliya ka xumaaday waxa la weydiin qolyahan hoos  ku xusan :-

1.dhaq dhaqaaqa  so0maliyeed ee wadaniga aha  "SNM/ somali national movement "

2. jabhadii  badbaadada somaliyeed ee  dimuquradiga aheed  "SSDF/Somali salvation demogratic front "

3. Dhaqdhaqaaqii   somaliyeed ee wadaniga aha (SPM/ somali patriotic movement )

4. Kulanka midwga somaliyeed (USC /united somali congress




 

Waxyabaha la yaabka leh aya aha dhamantoot inay watteen  magacyo aad u wanaagsan marka gudaha loo galana ku sifoobaya  saynta faraska tasoo  dushana ka qurux  badan hoostana gafane iyo shilini miiran ah.

 

 

Wa halkuu gabyagii carbeedee la oran jiray ibnu camaar laha  mar ay isku qaban wayday  magacyada waweynaa  ee ay la baxeen madaxdii ondolos iyo tabar daradooda  ka muuqata xukunkooda, wuxuu yiri

 

مِمّا ينغّصُني في أَرضِ أَندَلُسٍ

سَماعُ مُعتَصِمٍ فيها وَمُعتَضِدِ

أَسماءُ مَملَكَةٍ في غَيرِ مَوضِعِها

كَالهِرِّ يَحكي اِنتِفاخاً صَولَةَ الأَسَدِ

 North East State of Somalia Inaugurated, Marking Major Step Toward National Unity

 By Ali Hassan Salih Mogadishu, Somalia – January 19, 2026

 

sanadkan dhamaaday 2025 baraha  aadka ii sameeyay.

Waxaa soo dhamaaday  rubucii kobaad ee qarnigan hada aynu ku jirno  ee "21 aad". Waxyanu galnay rubicii  labaad, Tasoo kadhigan qarnigan inaynu ka  qaadanay 25 sanoo kamid .

Wuxuu aha sanad ay baratamayeen dhacdooyinka  gudihisa alle weyne ku dhax qariyay iyo saacadaha uu ka koobnaa sanadka.

Abwaan Gaariye AUN   wa kii laha " Hadaan guga kuu kordhaa Gabowmooyee ku tarin Garaad iyo waayo arag Ilayn wax ma dhaantid geed" .

Sanadkan dhammaaday 2025, waxa jiray  channels iyo barnaamijyo aan u arkay inay wax uun iga badaleen ama ii kordhiyeen kuwasoo raad igu  yeeshay, waxaan so qaadan doona shanta kannaal ee oogu horaysa markaan  eego “youtube recap 2025”




1. Channelka uu leyahay Dr /sheikh raqib al sarajani    “professor of urology at cairo university .

Sidoo kale wa  "CEO" guud   barta oogu wayn ee tariikhda islamka lagu kaydiyo

 Wana shakhsiga oogu garan og , taariikhd  islamka casriga maanta la joogo " araktidayda"

Linkiga channelka https://www.youtube.com/@raghebelsergany

2.  proff.  Abdulahi alshayji , “professor of political science at kuwait university”   wa Doctor "Phd  holder" u dhashay dalka kuwait, wa shakhsi ku takhasusay  siyaasada, sanadkan barnaamijyadiii oogu caansanaa ee uu soo duubay waxa kamid ah ,barnaamij la yirahdo  استثنائية امريكا. Waxadna ka heli halkan https://www.shasha.com/?id=s322321778645912&seasonOrder=1&seasonId=269644179436919&title=%D8%A7%D8%B3%D8%AA%D8%AB%D9%86%D8%A7%D8%A6%D9%8A%D8%A9-%D8%A7%D9%85%D8%B1%D9%8A%D9%83%D8%A7

Linkiga youtubka proff Abdulahi Alshayji    https://www.youtube.com/@Docalshayji

 

 

3. Master english channel , wa channel lagu barto luuqada english ka , wuxuuna u ficanyahay ardayda u diyaar garobaysa  galida imtixaanada english ka ee  caalamiga ah  si IELTS , TOFEL....,  imtixaanadan  aya lagu xiraa ardayda doonaysa inay ka faaidaystaan deeqaha waxbarasho ee calamiga ah .

Linkiga https://www.youtube.com/@Mr.EnglishChannel

4. Ne3raf نعرف -  channelkan  aya waxa leh saxafi reer masar ah  “sayid jabiil” waana mid kamid ah saxafiyiinta oogu caansan ee carbeed marka la joogo saxafada   “investigative journalism”

wa channel lagu faaqido siyaasadaha caalamka markaa tagan,

Link" https://www.youtube.com/@Ne3rafChannel”

5. Aljazeera channel , wa channel caan ah qaybo badanna leh sida qaybta aflamta Documentirga ah, qaybta wararka , qaybta live ka , .....

Wa channle barnamijyo macquul gal ah soo bandhiga , wax badnna ka badali kara shakhsiyada qofka , wuxuu leyahay qaybo kala jaad ah sida qaybta wararka, qaybta documentry films, qaybta ciyaaraha, qaybta live ka iyo qaybo kale.

Hadaba, Akhriste  adna nala wadaag baaraha samaynta oogu wayn kugu yeeshay eed si toos ah oola socon jirtay sanadkii hada dhamaaday ee 2025.

Qoraa :-Abdisamad hasan kasin












Guusha mamdaani uu garay ayaa aheed  guul  taariikhii ah , wa markii kobaad magaalada new York duqa magaalada  uu ka naqdo shakhsi astamahan leh , wa siduu afkiisa ka shegay xiligii ololaha

1. Muslim

2. Soo galooti

3.shakhsi aaminsan hantiwadaag.


new York  aya meqaam sare ku leh dunida manta , waxaana kamid ah:-

1. Waxa ku yalla  xafiiska qaramada midoobay looga arimiyo " Headquarter of the united nations "

2.  Wa goob ganacsi , tusaale  GPD " Gross Domestic product " dhaqalaha  magaaladan soo saarto aya la shegaa inuu yahay mid ka badan dhaqaalaha wadan waynaha  ruushka oo dhan .

3.waxa la shegaa inay  maal qabeenada caalamka hoy iyo saldhig  u tahay ,

Mamadani wuu  gulaysta  asagoo kusoo baxay codad   ka badan 50%, , waxa jiray balanqaadyo badan oo uu qaaday xiligii olalihiisa .

 balanqaadyada waxa ka mid ahaa

1. Magaalada oo ah magaalo kirada aqaladu qaali yihiin , 4000-5000 Dollar /Single room, wuxu balan qaaday guryo dawladu leedahay inuu dhiso doono kuwaso lagu jabinayo kiradan qaaliga ah

2.inuu bilaash  ka dhigi doono gaadiidka dadweynaha  sida basaska , metro ga iyo wixi la mid ah

3.daryeel gooni ah inuu u sameen doono dhallaanka.

4. Inuu canshuurta kula xisaabtami doono jeeb weynta  barada ka dhiktay magalada newyork, taaso ah mid ka mid ah siyaasadaha hantiwadaaga

5. Inuu xabsiga uu taxabi doono netaniyahuu “Raisul wazaraha Yahuuda”  marka uu yimaado shirka qaramada middobee  sandlaha ah kaso ka dhaca new yourk,

Qodobka. Shanaad aya noqon doono arin xasaasi ah kasoo  hor yalla mamdani, waxaynu eegi doonaa kulanka 82 ee soo socda " 82 General assembly of UN" kaso dhici doona malinka talaadada  september  7, 2026.

Sawirkan aya ah  mid  mala awaal ah , waxana ku sameeyay “generated by Ai Google Gemini"


  








 

Tartanka dorashada madaxtinimo e maraykanka  (USA).

Yaa doorta madaxweynaha mareykanka?

Inteena badan aya haysta sawir ah in shacbka mareykanku   doortaan madaxweynaha wadankooda, lkn arinku sidaa u ka duwanyahay ,

Hadaba si aan u fahanno qaabka loo doorto madaxweynaha wadankaa wa inaan xog buuxda ka helnaa labada nooc ee maraykanka dhaxdiisa loo codeeyo, popular vote & Electoral College

Hadaynu ku bilowno Electoral College o ah nooca cod bixinta sidoo kalana jaan goysa madaxweynaha wadankaa .

maraykan aya ka kooban 50 ismamul hosaad/gobollo +ismaulka magala madaxda washinoton ,wadarta guudna noqonaysa 51 ismamul hosaad , hadaba , sidaa si lamid ah waxa jira laba aqal o uu ka koobanyahay barlamanka maraykanka(congrees of USA aqalka sare (senators) o wadartooda guud tahay 100 senator ,kuwasoo lixdii sanaba mar la doorto, waxana si isku mid ah loogu qaybiyay 50 ismaamul min laba senator.

aqalka hoose (House of representative ) wa aqalka labaad kana koban 435 xubnood , kuwaso labadii sanaba mar la doorto, wana wadanka kaliya ee aqalkooda  hoose labadi sanabo mar la doorto,waxana lagu jaan gooyay tirade dadka maraykanka ku nool,

hadaynu tusaale uso qaadano gobolka California o ah goboka oogu dadka badan maraykanka ,  wadarta guud e shacabka ku dhaqanna ay   gaaraysa illa 40 malyan waxay  nasiib ahan u heleen  52 xubnood, haaf malyan walboo dadka  mareykanaka ah waxa matala hal xiliban o aqalka hoose ah ,inta waxa dheer sadax  xubnood o ay ledahay magala madaxda washiton. Wadarta  guud e xilibanada aya noqnaysa 538 xiliban , wana xubnaha sida  tooska ahi madaxweynaha u dooorta, sidoo kalan jaan gooya qofka xilka madaxweynaha qabanaya.

Dhinaca kale,waxa jira cod bixin shacabku ay cod bixiyan (popular vote) malinka dorashada , ayago marka doorta murashaxa ay is leyihiin uu u  qalmaa xilkaa madaxweyne, xubnaha labada aqal ee barlamaka  iyo gudomiyayasha gobolada (Governors) ,ayado hal waraq lagu wada doorto, waraqda cod bixinta aya ill hal mitir cabir ahaan  dhan.

Arinka layabka leh aya ah,Tiro shan jeer ah inay  ka dhacday mareykana in musharax  madaxweyne  helay  tira cod shacab tiradasoo ka badan tirade u helay shakhsiga la tratamayey hasa ahatee unan ku gulaysanin xilka madaxweyne.

Sidee  ayey ku dhacday?

Sidaan  kor ku xusnay waxa jira mareykanka dhaxdisa laba nooc o cod bixin kuwaso kala ah electoral vote o ay codkooda dhiibtaan xilibaanada iyo popular vote o ay codkooda dhibtan shacabka mareykanka ku nool, sanadkan aya la shegayaa illa 240 malyan o shakhsi inay xaq u leyihiin inay codeyaan, hadaba 240 malyan 60 boqokiba haday  Kamala Harris hesho , trump na helo 40 boqokiba , lakin dhinaca electoral vote hadu helo  wax ka badan haaf  codadka xilibanada  269+1 , Kamala Harrisna hesho 268, waxa sidaa madaxweyne ku noqon Donald trump

Solyaalka mareykanka ee tartanka  doorasho madaxtinimo  , tiro shan jeer ayey dhacday  in musharax  u helay tiro cod shacab o ka badan inta dhigiisa la tartamayo u helay hasa ahatee looga guleystay dhinaca electoral vote saana ku wayey xilka madxweyne, tusaalaha ogu dhaw aya ah dorshadan hadda socota tii kahoraysay waa  Trump  iyo Hilary Clinton, Clinton aya ka sareysay codod sadax malyan garaya trump hasa ahatee maynan ku gulaysanin o waxa natijada jaan goyay qolyaha xilibanada (electoral vote ) halkasuna kaga sara maray trump Clinton.

Dhinaca gobolada dorashadu ka dhacayso (states) wa qayb muhimadeda leh marka la joogo haykalka dawladnimo e mareykanka, marka la tilmamayana waxa lagu shega inay yihiin dawlad  dalwad kale ku dhax nool (deep government /dawlah camiiqah )waxana  loo qaybiyaa illa sadax qaybood ,

1.gobolada  cas/marodiga :- wa gobolla ku caan baxay inay mar walba  codkooda siyan xisbiga Republican Party,

2.gobolada bluuga ah/ dameerka :- wa gobollo  inta badan xisbiga dimiquradiga u codeya,

3.waxa jira gobol loo yaqaanno gobolada kala rajaxa(swing states)  , wana gobollo tira 7 gobol ah , qolana laguma tiriyo, inta badanna wa melaha xooga ay saran musharaxinta wakhtiga ololaha  , marba dhinacay racaan aya gulaysata ,arinka kale e ka jira mareykan aya ah , musharaxa madaxweyne hadu gobol 49 boqolkiba ka helo codadka electoral vote/ , musharaxa  kalana u helo 51 boqokiba, qofka codka batay aya waxaba la iskugu tara, musharaxa codadka yarna zero aya lo qoraa .

Gabagabada hadaynu usoo dhadhacno, Codayntan markay dhamato waxa xigi dona in codadka la tiriyo, xilibanadii labada aqal e la dortayna ay ku kulam gobol walba cogress/ aqalka xilibanada u leyahay, inta waxa xiga in xilibanada o dhan ay wada yimadaan  aqalka congress ee magalo madaxda washiton ku yala, halkana ay ku doortaan madaxweynaha wadanka.

 mareykan aya ah wadanka kaliya ree galbeed kaso madaxweynaha qaab anan toos ahayn lo dorto ,

M

 Fallo.

Mar aan dawanayey ololaha  tartanka madaxtinimada maraykanka ,waxa iso martay sawirka shan madaxweyn hore kuwaso iskaga  danbeyay  jagada madaxweyne e wadanka maraykanka(Jimmy Carter, Bill Clinton, Barack Obama, George W. Bush and George H.W. Bush)



waana sawirka xaga sare  ka muqda , waxa laga yabaa sawirkan kulmiyey shanta madaxweyne inaynay sojidasho badan lahen marka maraykanka dhaxdisa la jogo ama dunida ree galbedka la jogo (USA+Eurobe+Canada+Australia ) wa inta la isku yirahdo reer galbeed, ta waxa la mid ah  ingiriska oo ad heleyso lix  raisulwazare o iskaga danbeyayey xafiska raisul wazarah dalkaa  , sidaa waxa lamid  ah France, Germany Belgium iyo wadama kaloo yurub ah ,lkn arink layabka leh aya ah markad jogto dunida carbeed ma  heleysit madaxweyne hore o carbeed kaso ku nool wadanku madaxweyne ka ahaan  asago ah madaxweyne hawl gab ah ama ka faristay siyasada illa ama wadanka aya laga eryaa ama  xabsiga aya la dhigaa ,wana  dictatorship nimo marag ma doonta ah.

W/Q:- Abdisemed Hasan Kasin

Siyad &Mingistu is barbardhig.

 

                                                      

Mantoo kale , wakhti laga  joogo 33 sano, wa maalin la baxday  loona  garan ogyahay Ethiopia dhaxdeeda  (hayaa ginbood) marka afsoomali loo rogana lamicno ah 20kii  bisha  ginbood  wana maalinkii  xukunka Ethiopia laga turay  kaligii taliyihii loogu yeeri jiray afka amxaariga (qay shibir)   /Red_Terror/argagixisadii guduudneed o  ay ola jedaan  Mengistu Haile Mariam,wana malin kamid ah malmaha shaqaalaha dawlada ay fasax kayihiin shaqada si lamid ah sabtida iyo axada.

magaca  Red Terror maxa loogu  bixiyey ?

Wa qiso  qoraal dheer u baahan  hasa yeshee  hadaan yara taabanno,  waxa la shegaa inuu malin meel fagaare ah ayadoo la jogo mingistu so turay dhalo ay ka buuxdo dhiig . Asago marka ku cabsi galinaya mucaradkisa , una diraya dhanbaal  xanbarsan dhiilo iyo colaad .

 isla sanadkaa asagana waxa xukunka la dhafiyey  madaxweyne siyaad barre .

mingistu wuxu ooga baxay Addisababa  diyarad , asago markaa magangalyo siyasadeed ka helay  madaxweynihii labaad ee wadanka Zimbabwe so maray waa  Robert Mugabi .

isku day iyo dagaalo kalana ma galin ,wuxu u dayey Ethiopia qolyihi mucaradka  ayna  majaraha u hayeen qawmiyada tigreega, Halka madaxweye  siyad barre26 january xili maqrib ah Tangi nocisu aha T55 o ay sameyeen soviet union oga baxay muqdisho.

Mingistu shanqar danbe kamaso yerin halka Siyaad barre saldhig wayn ka sameystey Gedo iyo kismayo, tiro laba jeerna  dulaan kuso qaday caasimada muqdisho asagoo qarka u fulay inuu mar kale xukunka xoog ku qabsado.






 

Hadaba , Su'aalaha  u bahan in la iswaydiyo Research/cilmi baris dheeri ahna u bahan aya ah:-

1. maxay isku masiir u noqon wayeen, maxa kala wadiiqa mariyay ETHIOPIA &SOMAALIA ?

2. Maxay ethiopia usii jirtay Halka somalia ay burbur cagaha la gashay ?

3.Ma waxa la oran karaa mingistu aya diyariyey hab ay usii jiri karto Ethiopia dabadii?

4.ma  qolyihii  Ethiopia la wareegay  o ay majaraha u hayeen  (tigre/EPRDF) aya ka wadanisana mucardkii maanta Villa Somalia ka kiciyey Siyaad baree , wa USC Ou horjoge u aha General  Caydiid  iyo SPM oo uu  horjoge u aha coloneel  ina cumar jees .

5.mase la oran karaa qolyihii la magac baxay (Manafeesto )o ay ku midaysnayeen ganacsato iyo odayaal inay  qayb ka ahayeen burburkii somaliya siyaad barre dabadii madama ay kula qabsadeen xukunka jabhadihii so halgamay.

MacBook laptop, Dubai used ,


                                           MacBook laptop, Dubai used , with Discount of 45%

waraka manta


 Cabdinsir Macalin Cabdullaahi (Cabdinaasir Magool) ,

Master Cilmiga Biyaha iyo Teknooloojiyadda, sidoo kale  Bare Jaamacadeed

Wa mid kamid ah  qalinlayda  hibadooda qoraal kusoo bandhigta websitka  www.jiiilkamanta.com




He’s not a buther/ليس جزارا

 He’s not a buther, also he is no inside slaughter house where animals are butchered.

Just he is an American boxing Referee, his name is TONY WEEKS, he is in the 12th  Round between BADOU JACKY  VS  MARCUS BROWN , this blood comes from jack’s face.

No one would have argued if weeks had stopped the bout, but instead , he allowed the fight to go 12th Round.

This incident /game  happened in 2019

ليس جزارا ,حاكم الملاكمة



waxaa la ogaysinaya, macamisha u bahan labtops,ina laguu hayo labtobyo tayo sare leh isla markana qimaahoodu jabanyahay. hadan u guda galno nocyada labtobyada <1.HP Elit book 840 ,coreI5, silver colour , keyboard light, RAM8, 1T storage ,qimuhuna waa 24,000birr with negotiation 2. isla HP Elitbook, COREI7, tilmamaha COREI5 ayuu la wadaga, qimuhu waa 26,300 birr, albabka gorgortankana u furanyahay

 The Pinnacle of Excellence: An Insight into the Outstanding S.H.Y Jigjiga University Specialized Hospital. 



                                             An overview of the newly added services, nurturing environments and modern technologies                                                                                                                       to the S.H.Y Jigjiga University Specialized Referral Hospital.

Introduction:

In today's rapidly advancing world of healthcare specialized referral hospitals are a vital component of the medical landscape. These hospitals serve as beacons of excellence providing high-quality care and innovative treatment options for patients with complex medical conditions. This article aims to shed light on the features and benefits of the  exceptional S.H.Y Jigjiga University Specialized Referral Hospital; outlining how it stands out from the rest, how far its achievement increased since when Dr. Abdullahi Hussein Abdi took over its leadership. 

State-of-the-Art Infrastructure:

S.H.Y. Jigjiga University Specialized Referral Hospital (JUSRH) the outstanding specialized referral hospital is adorned with state-of-the-art infrastructure designed to meet the highest standards of medical care. From advanced diagnostic equipment to cutting-edge surgical theaters every aspect of the hospital's infrastructure is carefully curated to support exceptional patient care. The hospital invests significantly in the latest technology including the MRI-one of the most expensive technologies and equipment to ensure accurate diagnoses efficient treatments and optimal outcomes.

Expert Medical Specialists:

At the heart of every exceptional specialized referral hospital lies a team of expert medical specialists. Likewise, S.H.Y Jigjiga University Specialized Hospital have expert medical professionals who are renowned experts in their respective fields possessing extensive experience and advanced training. They are known for their expertise dedication and commitment to providing the best possible care for their patients. These specialists work collaboratively combining their individual skills and knowledge to deliver comprehensive and highly customized treatment plans for patients.

Multidisciplinary Approach:

A key characteristic of an outstanding specialized referral hospital is its multidisciplinary approach to patient care. Recognizing that complex medical conditions often require multiple perspectives this hospital adopts a team-based approach. Medical specialists from various disciplines such as cardiology, neurology, oncology and orthopedics work together to develop a holistic treatment plan that considers all aspects of the patient's well-being. This collaborative approach ensures that patients receive the best possible care benefiting from the collective wisdom of multiple specialists.

Cutting-Edge Research and Innovation:

An exceptional specialized referral hospital thrives on research and innovation. S.H.Y Jigjiga University Specialized Hospital actively participates in groundbreaking research projects and clinical trials to advance medical knowledge and improve patient outcomes. By engaging in cutting-edge research the hospital stays at the forefront of medical advancements allowing its experts to deliver the most up-to-date treatments. This commitment to innovation enhances the hospital's reputation as a leader in medical breakthroughs and attracts experts and patients from around the world.

Personalized Patient Experience:

In addition to providing exceptional medical care an outstanding specialized referral hospital places great emphasis on personalized patient experiences. S.H.Y Jigjiga University Specialized Referral Hospital; from the moment a patient walks through its doors, the patients are treated with empathy, compassion and respect. The hospital understands that patients often face emotional and psychological challenges along with their physical ailments. Therefore, it provides a supportive and patient-centric environment that nurtures the overall well-being of patients and their families.

Comprehensive Services and Specializations:

S.H.Y Jigjiga University specialized referral hospital offers a comprehensive range of services and specializations to cater to a diverse patient population. Whether it's complex surgeries specialized treatments or unique medical conditions, the hospital has the expertise and resources to address a wide array of needs. This comprehensive approach eliminates the need for patients to seek care from multiple facilities as they can find all the necessary services under one roof. For example as the patient is brought to this hospital, most services are given at the emergency area which is definitely an international standard emergency. 

Outreach and Community Engagement:

One defining characteristic of an outstanding specialized referral hospital is its commitment to outreach and community engagement. S.H.Y Jigjiga University Specialized Referral hospital actively participates in health campaigns, educational programs and initiatives aimed at promoting better health within the community. This engagement extends beyond the hospital premises ensuring that the entire community benefits from the hospital's expertise and resources.

Conclusion:

In conclusion, an outstanding specialized referral hospital is defined by its state-of-the-art infrastructure, exceptional medical specialists, multidisciplinary approach, cutting-edge research, personalized patient experiences, comprehensive services and community engagement. By prioritizing excellence in every aspect of patient care, S.H.Y Jigjiga University Specialized Referral Hospital serves as pillar of hope and healing. Its commitment to continuous improvement and innovation sets it apart allowing it to provide the highest level of care to patients with complex medical conditions.


      Dr. Abdullahi Hussein Abdinur(MD, PEDIATRIC specialist) the CED of S.H.Y Jigjiga University Specialized Referral  Hospital located at Jigjiga, Ethiopia. He is also the vice president of Jigjiga University for Health sector.

Finally, one must ask the strong leader who struggled a lot for this hospital. Under the strong leadership of Dr. Abdullahi Hussein Abdi, the CEO, the hospital has established itself as a beacon of excellence in healthcare delivery. His unwavering vision for providing the highest quality care and his ability to translate that vision into tangible results has set a new standard for this specialized healthcare institution.

The outstanding achievements of the hospital are a testament to his charismatic leadership, his strategic and innovative approach. His emphasis on cutting-edge technology, continuous improvement, and evidence-based practices has not only propelled the hospital to new heights but has also positioned it at the forefront of medical advancements throughout the country.


                                                               Authored by Abdinasir Moalin Abdullahi, aka Abdinasir Magool, a university lecturer.



 Manta o bisha june tahay 26 , waxa si toos ah ogu bilabmay acmasha xajka xujayda  sanadkan boqatay baytka barakaysan.


Waxa saka  u ruqansaday  dhinaca iyo mina  xujay lagu qisaya illa laba malyan.

Mantoo kale diinta islamka ay u taqana malinka biyo qadashada/يوم التروية , wa malinka bisha dul xaj tahay 8.

Hadu ilahay yirahdo Waxay acmasha si toos ah ogu socon doonta xujayda ,manta o ah malinka tarwiyada, bari  o ayana lo yaqano malinka carafa/xajka wayn , bari danbe o lo garan ogyahay malinka gawraca wa malinka idee.

Inta waxa dheer sadex ama laba malmood  ee ayamu tashriqa  o ayana xujayda gudan donan acmasha inta u hartay.

Waxan leyahay hoyo  iyo dhamaan umad islamka e sandkan  ebe u ogaladay inay boqdan baytka barakaysan .

حج مبروك ، وسعى مشكور ،وذنب مغفور ، وتجارة لن تبور بإذن الله.

#xaj-mabruuk


Xayeysimo

اقرأ وربك الاكرم ، الذى علم بالقلم 


Waraka manta

Madaxweyne  Erdogan aya kuso gaba gabeyay olalihiisa dorashada wareega labad  masajidka abii ayuub al ansaari iyo qabrigii cadnan mandariis

Abii ayub al ansari aya aha saxibigii  nabi mahamad  nabadgalyo iyo naxariis dushisa ha ahatee uu ku dagay gurigiisa.

Saxabigan  aya kamid aha ciidankii kobaad e isku dayey furashada magalada istanbul , cidankan waxa diray saxabigii wayna wa mucawiyee ibnu abii sufyaan.  waxana hogamiye u ahaa yaziid ibnu mucaawiya .

Abii ayab aya ku shahiday dagalka , waxana lagu asay meel u dhaw gidarkii ku wareegsana istanbul

Masajidkan  abi ayu al-ansaari  waxa lagu caleema sari jiray salaadintii khilafadii cusmaniyinta  marka xukunka lo doorto, boqoshadan erdogan aya lagu tilmaami karaa tafaul wanagsan .

Dhinaca kale erdogan  aya booqday qabriga Raizul wazaare cadnan mandariis.
Cadnan aya aha Raizul wazarihii kobaad ee doorsha sax ah ku yimadaa xukunka turkiga.

Cadnan aya turkiga dhaxdisa loga garan ogyahay (shahiidkii aadaanka) , wakhtigisi aya adanka laguso celiyay afka carabiga , hortii mustafa kamaal aya af turki u badalay .

Cadnaan  aya sidoo kale ka asaasay  madariis diini ah kuwaso mamnuuc ka ahaan jiray wakhtigii turkiga ay mamuli jireen cilmaaniyiintii mustafe kamaal.

Erdogan aya kamid ah ardaydii kaso aflaxay e kaso qalin badalatay madariistaa .

Cadnan aya 1960 afgabi lagu sameyay , waxan afganbiga dawr wayn ku lahaa  qolyihii calmaaniyiinta turkiga .

1961 ayeyna daldaleen cadnan . Ilahay ha u naxariisto 




waraka manta

< CASHIRADII LAGA BARTAY DORASHADII TURKIGA 2023 1. kahor doorashada intaynan bilabmin , waxa jirtay guul rabbani ah ( win with out effort ) tasoo mar hore sii helay madaxweyne erdogan , gushasoo ka dhigan qolyaha mucardaka oo il duuf siyasadeed ku dhacay , meshay kamaal kaldjar so sharaxeen qolyaha mucaradka haday so sharixi lahayeen barasabka magalada stanbul wa akram imaam oglo, fursadooda aya badan laheed , sabatoo ah akram wa nin dhalinyara ah , ka shacbiyad badan kamaal, waxad u calamad ah shacbiyada akram , mudadii yareed u barasaab stanbuul wuxu isbadala fikir ku sameyay reer stanbul , taso ka dhigneed stanbul o rubul qarni gacanta oogu jirtay xisbiga talada haya wa erdoganee , inay sanadkan ogu shubeen qolyaha mucaradka . 2. sinan oglo o ah murashaxa sadaxeeya labada murashax madaxweyne , wa erdogan iyo kamaalle , sinan aya cod garaya 5% helay , wuxu aha murashaxa oogu codka yar taso ka dhigan inuunan u gudbi doonin warega labad ee dorashada (Round two) hadaba waxa is waydiin mudan halka ay aadi donaan 5% tageere ee sinaam yu , labada nin wa erdogan iyo kamaal aya waxa u dhaxeeya 5% , haduu erdogan helo wuxu shaki la aan noqon madaxweyne .halka kamaal hadu helana fursad wayn u noqon doonto. hadaba waxa halkaa ka muqata sinan inuu yahay jaan gooyaha dorashadaa. sinan aya hordhigay labada murshaxa min hal shardi marba kii kaso baxana uu tageeri doono , SINAN oo qawmiyada turki nimada ku tacasubay aya erdogan hor dhigay shardi ah in uu balan qaado inuu wadanka ka cayriyo siriyaanka iyo afgaanka joogo turkiga ee kuso bara kacay , halka kamaal uu hordhigay inuu kurdida ay is wataan ka fogaado arinkasoo ku adag kamaal wayo diyaar bakar oo ah magalada lixaad e turkiga ogu wayn waxa daga kurdi, xalay waxay badankood ogu shubeen kamaal , sidaa waxa la mid ah mela badan o ay dagaan kurdida, kamal waxa hor yala laba daran mid ddooro ama kurdida ama 5% sinan 3. cashirka sadaxaad een ka baranay aya ah , samaynta ay da"yarta turkida ay ku yesheen codayntan, 6 million o da"yar ah ayaa markodi kobad cod bixinaya , kuwasoo intooda badan jecel reer galbeedka iyo Eurobian Union ku biiristooda, waxayna ka war hayaan halka ay kala jogaan reer galbeedka iyo Erdogan . dhinaca kale erdogan aya sanadkan tabaya tageerayashisii classki ahaa (old ages) kuwasoo xadkii codaynta dhafay qaar badanoo kamid ah 4 magaca stanbul o marka la macneeyo noqonaya magaladii islamka , aya sandkan o markii kobaad u codaysay dhinaca mucaardka cilmaanigaah , stanbul aya ahaan jirtay caasimadii cusmaaniyiintii , ta lidkeeda ankara o mar danbe ay uso warejiyeen qolyaha cilmaaniyiinta caasimada wadanka , aya xalay erdogan u codaysay
5. laba isbuuc kadib aya la qaban donaa wareega labad inta kahoraysa waxa la filayaa in labada musharax wa kamaal iyo erdogan inay si dardar ah u bilaabi doonaan olalahooda doorasho , khasatan waxay culayka saari doonan magalada stanbul


DR.ABDIMAJID BASHIR ABDULAHI

 


 

deeqo wax abarasho o bilaash hadad ku raad joogto fadlan also xiriir salahudin